Banner Image

All Services

Writing & Translation Articles & News

Itoobiya ma waxay dib u billowday la mac

$5/hr Starting at $25

Ka dib doorashadii Xasan Sheekh iyo booqashadii uu dhawaan ku tagay dalal dhowr ah oo aysan Itoobiya ku jirin ayaa waxaa soo baxayay hadal hayn ah inuu madmadow soo kala dhexgalay Muqdisho iyo Addis Ababa. 

Itoobiya waxaa marar badan lagu eedeeyay inay farogelin ku haysa arrimaha Soomaaliya iyadoo toos ula macaamili jirtay mamaul goboleedyada, taasoo ka careysiin jirtay dowladda federaalka. Itoobiya marar badan ayay horay u beenisay inay farogelin ku haysa arrimaha Soomaaliya. 

Mar uu Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed uu booqasho ku tagay magaalada Muqdisho 2018-kii labada dal waxay gaareen heshiis dhinacya badan taabanayey. 

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo heshiiskaasi ka hadlay wuxuu xusay in labada dal ay si buuxdo ugu heshiiyeen in midba midka kale uu xushmeeyo madaxbanaanida, qaranimada iyo xornimada siyaasadeed ee dalalkan.

Balse bilooyinkii u dambeeyey waxaa soo billowday xiriirka ay xukumadda Addis Ababa la yelaneyso dowlad goboleedyada Soomaaliya qaarkood. 

Waxaana tusaale loo soo qaadan karaa madaxweynaha Puntlnad Saciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Laftagareen oo labaduba booqahso ku tagay Itoobiya, wadahadalna la yeeshay xukuumadda itoobiya. 

Laftagareen gaar ahaan booqashada uu ku marayo dalka Itoobiya wuxuu ka soo billaabay magaalada Addis Ababa oo uu 2 maalmood ku sugnaa, halkaasi oo uu kulamo kula qaatay qaar ka mid ah madaxda dowladda Federaalka walow aan la ogeyn waxa ay ka wada hadleen. 

Laftagareen oo booqashada Itoobiya uu ku tagay sii watayna wuxuu gaaray caasimadda Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Jigjiga, halkaasi oo uu kula kulmaya Madaxweynaha deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar. 

Waxayna labada madaxweyne ka wada hadleen iskaashiga amniga labada dhinac oo salka ku haya heshiiska iskaashiga amni oo ay horay u galeen labada dal ee Itoobiya iyo Soomaaliya, sida ay tebisay warbaahinta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.  

About

$5/hr Ongoing

Download Resume

Skills & Expertise

Article WritingArts WritingHow to ArticlesInvestigative ReportingJournalismJournalistic WritingNews WritingNewsletters

0 Reviews

This Freelancer has not received any feedback.