Waxaan siwacan iskugu turjumayaa luuqada englishka iyo somaliga.sidookale waxaan sookoobayaa nuxurka kujira erayadaa oo aan ka dhigidoono kuwo koobana hadana xanbaarsan nuxurkii ay lahaayeen ama looga baahnaa. Wakhtiyarna waan kusoo gubindoonaa isagoo dhamaystiran. Dhamaan waxaan kacodsanayaa cidkastoo ubaahan in loosameeyo turjumaan ama loo bedelo qoraaladaa inay ila soo xidhiidhaan baaan kacodsanaya kana rajaynayaaa